No Image Available

DHUGASHO

 Author: Ibrahim Waberi  Category: Non-Fiction  Published: October 5, 2023  Tags: Self-help |
 Description:

Buuggan ayaa ah mid u qoran qaab wada sheekaysi iyo tala wadaag ah, kuna dhisan hab is tusaaleyn iyo tilmaamid ah, ama waxa loo yaqaan Koojin (Coaching) kaasoo dhex maraya nin dhallin yar ah, oo la yidhaa Nuur iyo Macallin Cumar. Safarkan is jiheynta ah, oo soconaya muddo ku dhaw sannad, ayaa noloshii Nuur beddeshay, kana dhigtay mid ka timid meel hoose, illaa uu noqday mid waqtigiisa si fiican uga faa’iideysta, isla markaanna yeesha wax-tar iyo wax soo saar (Productive). Waa buug aan ku koobnayn, kaliya qof sida Nuur nolosha hurday oo meel hoose joogay, laakiin aan is leeyahay qofku nolosha heerka uu doono ha joogee, marna wuxu ogaan halkuu marayo oo muraayad ayuu u noqon, marna wuxu ka dhigan jiheeye dadban, oo nolosha toolmoon ku gacan siiya.


 Back
Soo Dhawoow walal, maxaan kaa caawinaa?