Our Blog
Latest Blog & Articles
-

HOGGAAMINTA HAGAAGSAN
Fahanka Aasaasiyaadka Hoggaaminta Ugu horreyn haddii hoggaamiye la yidhaa taa macnaheedu maaha in laga hadlayo mid siyaadda uun ku kooban. Hoggaamin waxa u baahan Qof, Qoys, Qaran, Urur, iyo Shirkad, intaba. Hoggaamintu waa mawduuc balaadhan, baaxadda mawduuca waxa aad ka ogaanaysaa, inta baadhitaan ee laga sameeyay iyo inta buug ee laga qoray. Nasiib darro se…
-

Fahanka Hal-abuurka
Dad badan ayaa wax cusub ku fekera hadyo jeer, ama haya aragtiyo iyo fekero cusub, laakiin kuwaas lama odhan karo waa hal abuurro, waxa se la odhan karaa waa hal-seegayaal; waayo waxaa ka maqan fullintii ama ficilkii, qabashadii ama sameyntii. Qofku marka uu aragtida cusub helo, isla markaana sameeyo wax la taaban karo, la arki…
-

Ka Faa’iideysiga Waqtiga
Waxa aad arki marar badan dad ku andacooda waqti ma haysto, waqtigaa igu yar, mashquul ayaan ahay iyo wax la mid ah, ama qof leh markaan jaanis helo ayaan waxaa sameyn doonaa. Dhibku maaha inuu waqtigu ku yarhay; sababtoo ah, aadanahu waqi isku mida ayuu haystaa intuu noolyahay; dhibku se waa in aysan garanayn sida…


















