
About Me
Ibrahim waberi
Coach, Author and Trainer
Horraantii 2009 ayuu markii u horreysay uu xaadiray mid ka mida muxaadirooyinkii Dr Ibraahin Alfiqi, oo uu markii dambana machadkiisa muddo ku xidhnaa, tabobbaro doorana ka qaatay, isagoo markii uu Dr-ku geeriyooday (AHUN), u wareegay  Mac-hadka Al-ibdaac, ee Axmed Qudduus oo uu ka qaatay shahaadada noqoshada tabobbare rasmiya.Â
Wuxu isla aqoontan horumarinta aadanaha iyo koorsooyin la xidhiidha cilmi nafsiga , uu ka sii korodhsaday jaamacado ku yaal Maraykan, si aan toos ahayn  (online). Waana mid ka mid ah aasaasayaasha Pacific Human Development Center (PHD Center).

Services
Different types of services we provide.

Coaching
Tabobbar-nololeed, oo qof iyo qof ah, kaasoo ku saabsan talooyin iyo tabo nololeed, oo kaa caawinaya horu-socodka iyo isbeddelka togan ee naftaada
Courses
Xirfado nololeed, oo iskugu jira kuwo toos ah iyo kuwo aan toos ahayn.
Maandhis Bookclub
Waa buug xul ah, oo la soo koobay nuxurkooda, celcelis ahaan waqtigooduna yahay 30 daqiiqo, iyadoon muhiimaddii buugga waxba laga tagin.