No Image Available

QAAD IYO QABYAALAD

 Author: Ibrahim Waberi  Category:  Published: December 16, 2020  Buy Here
 Description:

labadaba, waxa aynu soo qaadan doonaa dhacdooyin, xaqiiqooyin, iyo daliilo diini ah. Sidoo kale, sheekooyin iyo tusaalooyin kuwaasoo ka dhacay waddanka gudihiisa iyo dibaddiisaba, waqtiya kala duwan. Sheekooyinku badanaa waa mala’awaal, aan ku saleeyay kuwo dhab ah, oo iyagoo kale lagu hayo sheeko iyo shaahidba. Sidoo kale, buuggan inta aad ku guda jirtid, waxaad ka dhex dhadhamin doontaa halka ay iskaga eeg yihiin qaadka iyo qabyaaladdu.

Alle (swt) wuxu ina farayaa, in la isku kaashado wanaagga iyo cabsidiisa>> (Maa’ida 2


 Back
Soo Dhawoow walal, maxaan kaa caawinaa?