Buuggan, qoraagu wuxuu isku daray aragtiyo ka yimid Qur’aanka, sunnada, waayo-aragnimo nololeed, la-talin qoys iyo cilmi-baadhisyada casriga ah ee xidhiidhada.
…………..
Haddii aad guur doon tahay, guur ku jirto, ama aad doonayso inaad hagaajiso xidhiidhkaaga qoys, buuggani wuxuu ku siinayaa fahan iyo furayaal wax ku ool ah oo kaa caawin kara inaad maareyso khilaafka, xoojiso isfahanka, dibna u cusboonaysiiso jacaylka idanka Alle.