Author, Coach, Trainer.

" Waxa jira cudurdaarro caqabado abuura iyo caqabado fursado abuura...Waa kolba Maan haggaagu sida uu yahay"

Ibrahim-waberi waa qoraa iyo Tabobbare; wuxu qoray shan buug, oo uu ka mid yahay buugga Dhabar-adayg. Wuxu ku qaatay waxbarashadiisii jaamacadeed dalka Masar. Sidoo kale wuxu leeyahay khibrad ku dhaw muddo 15 sanno, oo ah majaalkan Horumarinta Awoodaha Aadanaha

Horraantii 2009 ayuu markii u horreysay uu xaadiray mid ka mida muxaadirooyinkii Dr Ibraahin Alfiqi, oo uu markii dambana machadkiisa muddo ku xidhnaa, tabobbaro doorana ka qaatay, isagoo markii uu Dr-ku geeriyooday (AHUN), u wareegay  Mac-hadka Al-ibdaac, ee Axmed Qudduus oo uu ka qaatay shahaadada noqoshada tabobbare rasmiya. 

Wuxu isla aqoontan horumarinta aadanaha iyo koorsooyin la xidhiidha cilmi nafsiga , uu ka sii korodhsaday jaamacado ku yaal Maraykan, si aan toos ahayn  (online). Waana mid ka mid ah aasaasayaasha Pacific Human Development Center (PHD Center).

 
EVENTS I've been featured on...

Roobka waxa adiga kuu da'ay uun midka dhibicdiisu ku qoysay ama ay ku oontirtay. Aqoonta iyo xirfadaha noloshuna waa la mid, waa inta noloshu ku bartay, iyo inta aad cid kale ka baratay, ee ku anfacday.

Topics We Can Help You With

01.

Learning How to Learn and Teach

Empowering learners and educators with the tools to teach better and learn smarter.

02.

Personal Growth and Productivity

Helping individuals grow with purpose, manage time wisely and build meaningful lives. 

03.

Relationships and Marriage

Building strong families, healthy relationships and emotional connection.

04.

Leadership Development

Developing effective, ethical and purpose-driven leaders. Who lead with clarity and impact. 

Soo Dhawoow walal, maxaan kaa caawinaa?