HOGGAAMINTA HAGAAGSAN

 Fahanka Aasaasiyaadka Hoggaaminta Ugu horreyn haddii hoggaamiye la yidhaa taa macnaheedu maaha in laga hadlayo mid siyaadda uun ku kooban. Hoggaamin waxa u baahan Qof, Qoys, Qaran, Urur, iyo Shirkad, intaba. Hoggaamintu waa mawduuc balaadhan, baaxadda mawduuca waxa aad ka ogaanaysaa, inta baadhitaan ee laga sameeyay iyo inta buug ee laga qoray. Nasiib darro se […]

HOGGAAMINTA HAGAAGSAN Read More »

Fahanka Hal-abuurka

Dad badan ayaa wax cusub ku fekera hadyo jeer, ama haya aragtiyo iyo fekero cusub, laakiin kuwaas lama odhan karo waa hal abuurro, waxa se la odhan karaa waa hal-seegayaal; waayo waxaa ka maqan fullintii ama ficilkii, qabashadii ama sameyntii. Qofku marka uu aragtida cusub helo, isla markaana sameeyo wax la taaban karo, la arki

Fahanka Hal-abuurka Read More »

CAQABADAHA GUUSHA

  “Waxa ishaa iyo aragaa  inoo yeelay waa Hadaf la’aan iyo Han yaraan” Waxaad arki iyadoo marar badan la isku boorinaayo dalka ha la joogo iyo dalkii ha lagu laabto. Aragti ahaan anigu lama yaabo qof in uu ku noolyahay dalka ama dibaddiis mid kalana  uu rabo in uu hadda u guuro ama ka guuro.

CAQABADAHA GUUSHA Read More »

Soo Dhawoow walal, maxaan kaa caawinaa?