No Image Available

DHABAR ADAYG

 Author: Ibrahim waberi  Category: Non-Fiction  Publisher: Amazon  Published: June 11, 2020  ISBN: 1648264603  Tags: Self-help |  Buy Here
 Description:

Horumar ma sameyn kartid shaqsi ahaan, shirkad ahaan, iyo dal ahaanba, haddii aanuu isbeddel togan iman; isbeddelkuna ma hawl yaraa, haddii aan fekerka wax iska beddelin, ficilna xigin; ficilkuna ma yeesho midha dhal waara, haddii aan lagu dhabar-adaygin.Markasta, oo aad is tidhaa wax cusub isku day, balwad jooji, ama caado cusub abuur, waxa aad dareemi xanuun iyo xasillooni la’aan; sababtoo ah, isbeddelku waa guurid aad ka guurayso xaalad, una guurayso xaalad kale. Qof kasta, ayaa u baahan isbeddel. Ma jiro qof odhan kara, anigu qimmaddii ayaan gaadhay dhan walba nolosha. Si gaar ah, waxa u baahan, qof iska war qaba, kuna baraarugsan qaybaha noloshiisa, kolba meesha liidata iyo meesha kale.


 Back
Soo Dhawoow walal, maxaan kaa caawinaa?