ABOUT

Ibrahim Waberi

Ibrahim-waberi waa qoraa, coach, iyo tababare ku hawlan hoggaaminta iyo horumarinta awoodaha qofeed, muddo ka badan 15 sannadood. Wuxuu aaminsan yahay in isbeddelka nolosha iyo horumarku ka bilaabmaan fahamka nafta, dhisidda qofka, kobcinta cilaaqaadka, iyo barashada xirfadaha saxda ah ee nolosha.

Wuxuu qoray lix buug, oo ay ka mid yihiin Dhabar-adayg, Irridaha Farxadda iyo Xal Qumman, kuwaas oo diiradda saaraya arrimo ay ka mid yihiin isbeddelka qofka, fahanka farxadda dhabta ah iyo xallinta khilaafaadka guurka.

Ibraahin wuxuu waxbarashadiisii jaamacadeed ku qaatay dalka Masar. Intii uu ku sugnaa Masar, wuxuu sidoo kale bilaabay safarkan tababbarka, isagoo ka bilaabay machadkii Dr. Ibraahim Al-Fiqi intii u dhaxaysay 2009 ilaa 2012. Kadib geeridii Dr-ka (AHUN), wuxuu tababarradiisa ka sii watay Machadka Al-Ibdaac ee Axmed Qudduus, halkaas oo uu ka qaatay shahaadada tababbaranimo rasmi ah. Wuxuu sidoo kale ka mid yahay aasaasayaasha Pacific Human Development Center (PHD Center), oo ah xarun tababbareed oo laga aasaasay dalka Maraykan 2015kii.

Ibrahim wuxuu sii kobciyay aqoontiisa isagoo ka qayb qaatay koorsooyin iyo daraasado online ah oo isagu jira xirafado nololeed iyo saykoolaji, oo ay bixiyaan jaamacado ku yaal Maraykanka; wuxuuna si joogto ah u daraaseeyaa majaalkan horumarinta qofka, qoyska iyo hoggaaminta.

Ugu dambayn, shaqadiisa iyo tababarradiisu waxay ku salaysan yihiin cilmi rasmi ah iyo habab la tijaabiyay oo aan khilaafsanayn diinta Islaamka (Qur’aanka iyo Sunnada suubbanaha ﷺ).

We are a dedicated team passionate about delivering quality solutions. Our journey started with a simple goal: to make a positive impact in our community. We focus on understanding our clients’ needs to provide tailored services. With experience and commitment, we ensure that we stand by you every step of the way.

IBRAHIM WABERI

– Founder and Author

skills, can, desktop backgrounds, startup, start up, founding, business, hand, write, presentation, competence, knowledge, success, strategy, ability, experience, goal, concept, dynamics, hd wallpaper, perfomance, laptop wallpaper, wallpaper 4k, responsibility, quality, marketing, businessman, creativity, reliability, professionalism, plan, free wallpaper, 4k wallpaper 1920x1080, flexibility, knew how, full hd wallpaper, innovation, free background, training, mac wallpaper, to learn, school, work out, cool backgrounds, trainer, availability, growth, skill, craftsmanship, windows wallpaper, wallpaper hd, blue, green, office, science, size, adventure, experienced, beautiful wallpaper, company, 4k wallpaper, show, business plan, background, hands, businesswoman, selection, manager, management

1. Learning How to Learn and Teach


Enhancing the capabilities of learners and educators through effective tools for improved teaching and learning outcomes.


2. Relationship and Marriage

Building strong famalies, healthy relationship and emotional connect

heart, sunrise, cool backgrounds, hd wallpaper, hands, mac wallpaper, gesture, valentines day, love, free background, sunset, desktop backgrounds, wallpaper 4k, shape, laptop wallpaper, sign, silhouette, beautiful wallpaper, symbol, summer, romantic, 4k wallpaper 1920x1080, wallpaper hd, full hd wallpaper, free wallpaper, romance, valentine's day, nature, feeling, 4k wallpaper, windows wallpaper, background

leader, leadership, manager, team, group, entrepreneur, workers, teamwork, view, leader, leader, leader, leadership, leadership, leadership, leadership, leadership

3. Leadership Development

Developing effective, ethical and pirpose-driven leaders, who lead with clarity and impact.

4. Personal Growth and Productivity

Empowering individuals to develop a clear purpose, optimize time management, and create impactful lives.

A woman standing with arms wide on a mountain peak, embracing the sky.